Muujintii 2:9 ~ ﻳﻮﺣﻨﺎ ﺭﺅﻳﺎ 2:9

picture

W aan ogahay dhibaatadaada iyo faqiirnimadaada (laakiin taajir baad tahay), iyo cayda ay kugu caayaan kuwa Yuhuudda isku sheegaa oo aan ahayn, laakiinse ah kuwa sunagogga Shayddaanka.


«أعلَمُ بِمُعاناتِكَ وَفَقرِكَ، مَعَ أنَّكَ فِي الحَقِيقَةِ غَنِيٌّ. كَما أعلَمْ ما افتَرَى بِهِ عَلَيكَ أولَئِكَ الَّذينَ يَدَّعونَ أنَّهُمْ يَهُودٌ، وَهُمْ لَيسُوا كَذَلِكَ، بَلْ هُمْ مَجمَعُ الشَّيطانِ.

Continue reading Report error