Muujintii 2:17 ~ ﻳﻮﺣﻨﺎ ﺭﺅﻳﺎ 2:17

picture

K ii dheg lahu ha maqlo waxa Ruuxu ku leeyahay kiniisadaha. Kii guulaysta waxaan wax ka siin doonaa maannada qarsoon, oo waxaan siin doonaa dhagax cad, dhagaxa dushiisana waxaa ku qoran magac cusub oo aan ninna aqoon, kan hela mooyaane. Warqaddii Kiniisadda Tu'ateyra Loo Diray


«مَنْ لَهُ أُذُنٌ، فَليَسمَعْ ما يَقُولُهُ الرُّوحُ لِلكَنائِسِ. مَنْ يَنتَصِرُ، أُعطيهِ مِنَ المَنِّ المَخفِيِّ، وَأُعطِيهِ حَصاةً بَيضاءَ مَكتُوبٌ عَلَيها اسْمٌ جَدِيدٌ لا يَعرِفُهُ إلّا مَنْ يَأخذُ الحَصاةَ.» رِسالَةُ يَسُوعَ إلَى كَنِيسَةِ ثِياتِيْرا

Continue reading Report error