L aakiinse dhawr waxyaalood baan kuu haystaa, maxaa yeelay, halkaas waxaad ku haysataa kuwo xajiya waxbariddii Balcaam, kaas oo baray Baalaaq inuu reer binu Israa'iil hortooda ku tuuro dhagax lagu turunturoodo, inay cunaan waxyaalo sanamyo loo bixiyey iyo inay sinaystaan.
But I have a few things against thee because thou hast there those that hold the doctrine of Balaam, who taught Balac to cast a stumblingblock before the sons of Israel, to eat things sacrificed unto idols and to commit fornication.
Continue reading Report error