Muujintii 18:8 ~ Revelation 18:8

picture

S idaas daraaddeed maalin keliya waxaa iyada u iman doona belaayooyinkeeda, kuwaas oo ah dhimasho iyo murug iyo abaar; oo iyada kulligeed waxaa lagu gubi doonaa dab, waayo, Rabbiga Ilaaha ah oo iyada xukumay waa xoog badan yahay.


Therefore, shall her plagues come in one day, death and mourning and famine; and she shall be utterly burned with fire; for strong is the Lord God who judges her.

Continue reading Report error