Muujintii 18:3 ~ 启 示 录 18:3

picture

W aayo, quruumihii oo dhammu waxay ku dhaceen khamrigii cadhada sinadeeda; oo boqorradii dhulka oo dhammuna iyaday ka sinaysteen, oo baayacmushtariyadii dunidu waxay ku taajireen xooggii barwaaqadeeda.


因 為 列 國 都 被 他 邪 淫 大 怒 的 酒 傾 倒 了 。 地 上 的 君 王 與 他 行 淫 ; 地 上 的 客 商 因 他 奢 華 太 過 就 發 了 財 。

Continue reading Report error