Muujintii 18:22 ~ 启 示 录 18:22

picture

O o mar dambe dhexdaada lagama maqli doono codka kataaralayda, iyo muusikalayda, iyo kuwa biibiilaha ka dhawaajiya, iyo kuwa turumbada ka dhawaajiya; oo dhexdaada innaba lagama heli doono sancalow sanco kasta ha qabtee; oo sanqadha dhagaxshiidkana dhexdaada innaba lagama maqli doono mar dambe;


彈 琴 、 作 樂 、 吹 笛 、 吹 號 的 聲 音 , 在 你 中 間 決 不 能 再 聽 見 ; 各 行 手 藝 人 在 你 中 間 決 不 能 再 遇 見 ; 推 磨 的 聲 音 在 你 中 間 決 不 能 再 聽 見 ;

Continue reading Report error