Muujintii 18:17 ~ Revelation 18:17

picture

W aayo, maalka saas u badanu saacad keliya buu ku baabba'ay. Oo waxaa meel fog istaagay naakhude kasta, iyo mid kasta oo dhoofa, iyo ragga baxriyiinta ah, iyo in alla inta badda ka faa'iidaysata,


For in one hour her riches are destroyed.’ The captain of every ship and all who traveled on ships and all who worked on ships stood a long way back.

Continue reading Report error