Muujintii 17:7 ~ Откровение 17:7

picture

M arkaasaa malaa'igtii waxay igu tidhi, War, maxaad u yaabtay? Waxaan kuu sheegi doonaa qarsoodiga naagta iyo bahalka iyada sida oo leh toddobada madax iyo tobanka gees.


Ангел сказал мне: «Чему ты удивляешься? Я тебе скажу, в чем заключается тайна женщины и зверя с семью головами и десятью рогами, на котором она сидит.

Continue reading Report error