Muujintii 15:8 ~ Откровение 15:8

picture

M arkaasaa macbudkii waxaa ka buuxsamay qiiq ka yimid xagga ammaanta Ilaah iyo xagga xooggiisa; oo ninna ma uu geli karin macbudkii ilamaa la dhammeeyo toddobadii belaayo oo ay toddobadii malaa'igood haysteen.


Храм наполнился дымом от славы и силы Божьей, и никто уже не мог войти в храм до тех пор, пока не окончатся семь бедствий, посылаемых семью ангелами.

Continue reading Report error