O o iyana waxay ku gabyeen addoonkii Ilaah oo Muuse ahaa gabaygiisii iyo gabaygii Wanka iyagoo leh, Rabbiyow Ilaaha Qaadirka ahow, shuqulladaadu way weyn yihiin, oo yaab bay leeyihiin. Boqorka quruumahow, jidadkaagu waa xaq oo waa run.
And they sing the song of Moses bondman of God, and the song of the Lamb, saying, Great and wonderful thy works, Lord God Almighty; righteous and true thy ways, O King of nations.
Continue reading Report error