Muujintii 15:1 ~ Revelation 15:1

picture

O o haddana waxaan samada ku arkay calaamo kale oo weyn oo cajaa'ib leh, waxayna ahayd toddoba malaa'igood oo haysta toddoba belaayo, oo ahaa kuwii ugu dambeeyey, waayo, waxaa iyaga ku dhex dhammaatay cadhadii Ilaah.


I saw another great and marvelous sign in the sky: seven angels having the seven last plagues, for in them God’s wrath is finished.

Continue reading Report error