O o haddana malaa'ig kale ayaa waxay ka soo baxday macbudkii, oo waxay cod weyn ugu dhawaaqday kii daruurta ku fadhiyey, iyadoo leh, Manjadaada soo dir oo beerta goo; waayo, saacaddii beergooysku way timid; maxaa yeelay, midhihii dhulka oo la gooyn lahaa way bislaadeen.
ثُمَّ خَرَجَ مِنَ الهَيكَلِ مَلاكٌ آخَرٌ. نادَى بِصَوتٍ عالٍ لِلَّذِي يَجلِسُ عَلَى السَّحابَةِ: «هاتَ مِنجَلَكَ وَاجمَعِ الحَصادَ، فَإنَّ وَقتَ الحِصادِ قَدْ حانَ، وَالمَحصُولُ عَلَى الأرْضِ قَدْ نَضِجَ.»
Continue reading Report error