Muujintii 13:1 ~ Об'явлення 13:1

picture

O o wuxuu isku dul taagay cammuuddii badda. Riyadii Lagu Arkay Labadii Bahal Kolkaasaan arkay bahal badda ka soo baxaya, oo wuxuu lahaa toban gees iyo toddoba madax, oo geesihiisiina waxaa u saarnaa toban taaj, oo madaxyadiisiina waxaa ugu qornaa magacyo cay ah.


(12-18) І я став на морському піску. (13-1) І я бачив звірину, що виходила з моря, яка мала десять рогів та сім голів, а на рогах її було десять вінців, а на її головах богозневажні імена.

Continue reading Report error