Muujintii 11:6 ~ Apocalipsa 11:6

picture

K uwanu waxay leeyihiin amar ay samada ku xidhaan, si aan roob u di'in inta ay wax sii sheegayaan, oo waxay kaloo leeyihiin amar ay biyaha dhiig kaga dhigaan oo ay dhulkana ugu soo dejiyaan belaayo kasta mar alla markii ay doonayaan.


Ei au putere să închidă cerul, ca să nu cadă ploaie în zilele proorociei lor; şi au putere să prefacă apele în sînge, şi să lovească pămîntul cu orice fel de urgie, oridecîteori vor voi.

Continue reading Report error