Muujintii 11:18 ~ 启 示 录 11:18

picture

O o quruumihiina way cadhoodeen, oo waxaa yimid cadhadaadii iyo wakhtigii kuwii dhintay la xukumi lahaa iyo wakhtigii abaalgudkooda la siin lahaa nebiyada addoommadaada ah iyo quduusiinta iyo kuwa magacaaga ka cabsada, yaryar iyo waaweynba, oo la baabbi'in lahaa kuwa dhulka baabbi'iya.


外 邦 发 怒 , 你 的 忿 怒 也 临 到 了 ; 审 判 死 人 的 时 候 也 到 了 。 你 的 仆 人 众 先 知 和 众 圣 徒 , 凡 敬 畏 你 名 的 人 , 连 大 带 小 得 赏 赐 的 时 候 也 到 了 。 你 败 坏 那 些 败 坏 世 界 之 人 的 时 候 也 就 到 了 。

Continue reading Report error