Muujintii 10:9 ~ 启 示 录 10:9

picture

M arkaasaan malaa'igtii u tegey, oo waxaan ku idhi, Buugga yar i sii. Markaasay igu tidhi, Qaado oo cun; oo wuxuu calooshaada ka dhigi doonaa qadhaadh, laakiin intuu afkaaga ku jiro wuxuu u macaanaan doonaa sida malab oo kale.


我 就 走 到 天 使 那 里 , 对 他 说 : 请 你 把 小 书 卷 给 我 。 他 对 我 说 : 你 拿 着 吃 尽 了 , 便 叫 你 肚 子 发 苦 , 然 而 在 你 口 中 要 甜 如 蜜 。

Continue reading Report error