Muujintii 10:7 ~ Revelation 10:7

picture

L aakiinse wakhtiga codka malaa'igta toddobaad markay ku dhow dahay inay ka dhawaajiso ayaa waxaa dhammaan doona qarsoodiga Ilaah siduu ugu bishaareeyey nebiyadii addoommadiisa ahaa.


but in the day of the voice of the seventh angel when he shall begin to sound the trumpet, the mystery of God shall be finished, as he did evangelize unto his slaves the prophets.

Continue reading Report error