T oddobada xiddigood oo aad ku aragtay gacantayda midigtaa iyo toddobada laambadood oo dahabka ah qarsoodigooda micnihiisu waxaa weeye sidan, toddobada xiddigood waxaa weeyaan malaa'igaha toddobada kiniisadood, toddobada laambadoodna waxaa weeyaan toddobada kiniisadood.
тайната на седемте звезди, които видя в десницата Ми, и седемте златни светилника. Седемте звезди са ангелите на седемте църкви; и седемте светилника са седемте църкви.
Continue reading Report error