Yuudas 1:16 ~ Jude 1:16

picture

K uwanu waa kuwa gunuunaca, oo cawda, oo damacyadooda xaaraanta ah ka daba orda, afkooduna wuxuu ku hadlaa hadallo isweyneyn ah, dadkana way u kala eexdaan inay faa'iido helaan aawadeed.


These are murmurers, complainers, walking after their own desires; and their mouth speaks arrogant things, admiring persons to take advantage.

Continue reading Report error