3 Yooxanaa 1:14 ~ 3 John 1:14

picture

L aakiin waxaan rajaynayaa inaan dhowaan ku arko, oo aynu afkeenna iskula hadli doonno. Nabadu ha kula jirto. Saaxiibbadii way ku soo salaamayaan. Saaxiibbada igu salaan mid kasta intaad magiciisa ugu yeedhid.


but I hope to see you shortly, and we shall speak face to face. Peace to you. Our friends greet you. Greet the friends by name.

Continue reading Report error