1 Yooxanaa 2:21 ~ 1 Juan 2:21

picture

W ixii aan idiin soo qoray uma aan soo qorin aqoonla'aantiinna xagga runta aawadeed, laakiin waxaan u soo qoray aqoonta aad runta taqaaniin iyo inaanay beenina runta ka iman aawadood.


No les he escrito porque ignoren la verdad, sino porque la conocen y porque ninguna mentira procede de la verdad.

Continue reading Report error