1 Yooxanaa 2:16 ~ 1-e Иоанна 2:16

picture

M axaa yeelay, waxaa dunida ku jira oo dhan oo ah damaca jidhka, iyo damaca indhaha, iyo faanka nolosha, xagga Aabbaha kama yimaadaan ee waxay ka yimaadaan xagga dunida.


потому что все, что есть в этом мире, – желания плоти, желания глаз и житейская гордость, – не от Отца, а от мира.

Continue reading Report error