A abbayaashow, wax baan idiin soo qoray, maxaa yeelay, waad garanaysaan kan tan iyo bilowgii jira. Ragga dhallinyarada ahow, wax baan idiin soo qoray, maxaa yeelay, waad xoog weyn tihiin, oo ereyga Ilaah baa idinku jira, oo kan sharka ah ayaad ka adkaateen.
I have written to you, fathers, because ye have known him from the beginning. I have written to you, young men, because ye are strong, and the word of God abides in you, and ye have overcome the wicked.
Continue reading Report error