C arruurtaydiiyey, waxaan waxyaalahan idiinku soo qorayaa si aydnaan u dembaabin; oo qof uun hadduu dembaabo, waxaynu xagga Aabbaha ku leennahay Dhexdhexaadiye, waana Ciise Masiix kan xaqa ah.
Дети мои, я пишу вам это, чтобы вы не согрешали. Но если кто из вас и согрешит, то у нас есть Праведник Иисус Христос, Который свидетельствует перед Отцом в нашу защиту.
Continue reading Report error