W ixii aannu aragnay oo aannu maqalnay ayaannu idiinka warramaynaa, si aad idinkuna noo soo wehelisaan; oo wehelnimadeennu waa mid la jirta Aabbaha iyo Wiilkiisa Ciise Masiix ah.
وَنَحنُ نُعلِنُ لَكُمْ ما رَأيْناهُ وَسَمِعناهُ، لِكَي يَكُونَ لَكُمْ شَرِكَةٌ مَعَنا، وَشَرِكَتُنا نَحْنُ هِيَ مَعَ الآبِ وَمَعَ ابنِهِ يَسُوعَ المَسِيحِ.
Continue reading Report error