2 Butros 2:5 ~ ﺑﻄﺮﺱ ﺍﻟﺜﺎﻧﻴﺔ 2:5

picture

O o dunidii horena uma u tudhin, laakiinse wuxuu badbaadshay Nuux, oo ahaa mid xaqnimada wax ku wacdiya, iyo toddoba qof oo kale, markuu daadkii ku soo daayay dunidii cibaadalaawayaasha.


لَمْ يَعفُ اللهُ عَنِ العالَمِ القَدِيْمِ، لَكِنَّهُ أنقَذَ نُوحَ الَّذي كانَ يَعِظُ مَنادِياً بِحَياةِ البِرِّ، وَأنقَذَ سَبعَةً آخَرِيْنَ مَعَهُ، عِندَما أرسَلَ الطُّوفانَ عَلَى عالَمِ الأشْرارِ.

Continue reading Report error