2 Butros 2:1 ~ 2-e Петра 2:1

picture

L aakiinse waxaa dadkii ka dhex kacay nebiyo been ah, oo idinkana sidaas oo kale waxaa idinku dhex jiri doona macallimiin been ah, oo qarsoodi idinku keeni doona bidcinimo wax halligaysa, iyagoo diidaya xataa Sayidkii soo iibsaday, oo dushooda ku soo dejinaya halligaad dhaqso ah.


Но как были лжепророки в народе, так и среди вас появятся лжеучители. Они будут вводить ереси, ведущие к погибели, и отвергать искупившего их Господа, навлекая тем самым на себя скорую погибель.

Continue reading Report error