M axaa yeelay, Masiixba mar buu u xanuunsaday dembiyada. Isagoo xaq ah ayuu u xanuunsaday kuwa aan xaqa ahayn aawadood inuu inoo keeno Ilaah. Xagga jidhka waa laga dilay, laakiinse xagga ruuxa waa laga nooleeyey.
لِأنَّ المَسِيحَ نَفسَهُ ماتَ مِنْ أجلِ خَطايانا مَرَّةً واحِدَةً. ماتَ البَرِيءُ مِنْ أجلِ المُذنِبِينَ، لِكَي يُقَرِّبَهُمْ إلَى اللهِ. ماتَ بِجَسَدِهِ، ثُمَّ أُقيمَ بِقوَّةِ الرُّوحِ.
Continue reading Report error