1 Butros 3:12 ~ 1 Петрово 3:12

picture

W aayo, Rabbiga indhihiisu waxay fiiriyaan kuwa xaqa ah, Dhegihiisuna waxay u furan yihiin baryadooda; Laakiin wejiga Rabbigu waa ka gees kuwa sharka sameeya. Waa In Xaqdarrada Loo Adkaysto


Защото очите на Господа са върху праведните, И ушите Му към тяхната молитва; Но лицето на Господа е против ония, които вършат зло"

Continue reading Report error