M arkaasaa Yashuuca u yeedhay iyagii, oo intuu la hadlay buu ku yidhi, War maxaad noo khiyaanayseen oo noogu tidhaahdeen, Waannu idinka fog nahay, idinkoo na dhex deggan?
Joshua called them and said, “Why have you lied to us, saying, ‘We are very far from you,’ when you are living within our land?
Continue reading Report error