Yashuuca 9:19 ~ Joshua 9:19

picture

L aakiinse amiirradii oo dhammu waxay shirkii oo dhan ku yidhaahdeen, Waxaannu iyaga ugu dhaarannay Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil; oo haddaba sidaas daraaddeed waa inaynaan taaban iyaga.


And all the princes say unto all the company, `We -- we have sworn to them by Jehovah, God of Israel; and now, we are not able to come against them;

Continue reading Report error