Yashuuca 9:1 ~ Joshua 9:1

picture

O o Webi Urdun shishadiisa, iyo dhulka buuraha, iyo dhulka dooxada ah, iyo badda weyn xeebteeda oo ka horraysa Lubnaan boqorradii degganaa oo dhammu markay maqleen, waxaa dhacday inay reer Xeed, iyo reer Amor, iyo reer Kancaan, iyo reer Feris, iyo reer Xiwi, iyo reer Yebuusba


And it came to pass when all the kings who were on this side of the Jordan, in the hills and in the lowland and in all the coasts of the Great Sea toward Lebanon—the Hittite, the Amorite, the Canaanite, the Perizzite, the Hivite, and the Jebusite—heard about it,

Continue reading Report error