Yashuuca 8:29 ~ Joshua 8:29

picture

O o boqorkii Aaciina geed buu ka soo deldelay, oo wuxuu sudhnaa ilaa makhribkii, oo qorraxdhicii ayaa Yashuuca amray, markaasay meydkiisii geedkii ka soo dejiyeen, oo waxay ku tuureen iridda magaalada laga soo galo, oo waxay ku tuuleen dhagaxyo badan oo jira ilaa maantadan. Axdigii Oo Lagu Soo Cusboonaysiiyey Buur Ceebaal


A ko te kingi o Hai i taronatia e Hohua a ahiahi noa: a, ka to te ra, ka whakahaua e Hohua kia tangohia iho tona tinana i runga i te rakau, kia maka ki te kuwaha o te tomokanga ki te pa, kia whakapurangatia he kohatu ki runga i a ia, he puranga nui e tu nei a taea noatia tenei ra.

Continue reading Report error