Yashuuca 8:22 ~ Iosua 8:22

picture

O o kuwii kalena waxay iyaga kaga soo bexeen magaaladii, sidaas daraaddeed waxay ku dhex jireen reer binu Israa'iil, iyadoo qaarna dhinacan ka xigo, qaarna dhinacaas ka xigo; oo way wada laayeen, oo midna kama reebin, qofna kama baxsan.


Ceilalţi au ieşit şi ei din cetate împotriva urmăritorilor, astfel încât Israel i-a prins din două părţi şi i-a lovit până când i-a nimicit, fără să lase vreun supravieţuitor sau vreun fugar.

Continue reading Report error