M arkaasaa Rabbigu wuxuu Yashuuca ku yidhi, Waranka gacantaada ku jira xagga Aacii ku taag, waayo, adigaan gacanta kuu gelin doonaa Aacii. Markaasaa Yashuuca warankii gacantiisa ku jiray wuxuu ku taagay xaggii magaalada.
And Jehovah saith unto Joshua, `Stretch out with the javelin which in thy hand towards Ai, for into thy hand I give it;' and Joshua stretcheth out with the javelin which in his hand toward the city,
Continue reading Report error