Yashuuca 8:13 ~ Ісус Навин 8:13

picture

M arkaasay diyaariyeen dadkii oo dhan, xataa ciidankii magaalada xagga woqooyi ka xigay oo dhan, iyo kuwoodii gaadmada ugu qarsoonaa magaalada xaggeeda galbeed, oo Yashuucana habeenkaas wuxuu dhaxay dooxadii dhexdeeda.


І розклав народ, увесь табір, що з півночі міста, а задню частину його з заходу міста. І прийшов Ісус тієї ночі на середину долини.

Continue reading Report error