Yashuuca 7:5 ~ Iosua 7:5

picture

O o markaasaa dadkii reer Aacii waxay iyagii ka laayeen lix iyo soddon nin; oo magaalada iriddeedii ayay ka eryadeen tan iyo Shebaariim, oo waxay ku laayeen meesha dhaadhaca ah, markaasaa dadkii qalbigiisii dhalaalay, oo biyo oo kale noqday.


Aceştia le-au doborât treizeci şi şase de oameni şi i-au urmărit din faţa porţii până la carierele de piatră, doborându-i în vale. Inima poporului s-a înmuiat şi s-a făcut ca apa.

Continue reading Report error