Yashuuca 7:3 ~ ﻳﺸﻮﻉ 7:3

picture

O o markaasay Yashuuca ku soo noqdeen, oo waxay ku yidhaahdeen, Dadka oo dhammu yaanay wada tegin; laakiinse laba ama saddex kun oo nin ha tageen, oo ha baabbi'iyeen Aacii; oo dadka oo dhan halkaas ha ku daalin, maxaa yeelay, iyagu way yar yihiin.


ثُمَّ عادُوا إلَى يَشُوعَ وَقالُوا لَهُ: «لا تُرسِلْ كُلَّ الجَيشِ إلَى عايَ. فَلْيَذهَبْ ألفانِ أوْ ثَلاثَةُ آلافِ رَجُلٍ فَقَطْ وَيُهاجِمُوا عايَ. لا تُجْهِدِ الجَيْشَ كُلَّهُ بِالذَّهابِ إلَى هُناكَ، فَشَعبُ عايَ قَلِيلُ العَدَدِ.»

Continue reading Report error