M arkaasaa Yashuuca wuxuu yidhi, War maxaad noo dhibtay? Rabbiguna maantuu ku dhibi doonaaye. Markaasaa reer binu Israa'iil oo dhammu waxay isaga la dheceen dhagaxyo; oo haddana waxay iyaga ku gubeen dab, oo dhagaxyona way la dheceen.
Joshua said, “Why have you troubled us? Yahweh will trouble you today.” All Israel stoned him with stones, and they burned them with fire and stoned them with stones.
Continue reading Report error