Yashuuca 7:24 ~ Iosua 7:24

picture

M arkaasaa Yashuuca iyo reer binu Israa'iil oo dhan oo isaga la jira waxay qaadeen Caakaan ina Serax, iyo lacagtii, iyo dharkii, iyo wasladdii dahabka ahayd, iyo Caakaan wiilashiisii, iyo gabdhihiisii, iyo dibidiisii, iyo dameerradiisii, iyo idihiisii, iyo teendhadiisii, iyo wixii uu haystay oo dhan; oo waxay keeneen dooxadii Caakoor.


Iosua şi tot Israelul împreună cu el au luat pe Acan, fiul lui Zerah, argintul, mantaua, placa de aur, pe fiii şi fiicele lui Acan, boii lui, măgarii, oile, cortul lui şi tot ce era al lui; şi i-au suit în valea Acor.

Continue reading Report error