Yashuuca 7:20 ~ Joshua 7:20

picture

M arkaasaa Caakaan wuxuu Yashuuca ugu jawaabay, Sida runta ah waan ku dembaabay Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil, oo waxaan sameeyey sidaas iyo sidaas:


So Achan answered Joshua and said, “Truly, I have sinned against the Lord, the God of Israel, and this is what I did:

Continue reading Report error