K ac, oo dadka quduus ka dhig, oo waxaad ku tidhaahdaa, Berri quduus iska dhiga, waayo, Rabbiga ah Ilaaha Israa'iil wuxuu leeyahay, Reer binu Israa'iilow, waxaa idinku dhex jira alaab la xarrimay, oo isma aad hor taagi kartaan cadaawayaashiinna, ilaa aad dhexdiinna ka fogaysaan alaabtii la xarrimay.
Иди, освяти народ. Скажи им: «Освятитесь для завтрашнего дня; потому что Господь, Бог Израиля, говорит: “То, что отделено для уничтожения, находится у тебя, Израиль. Ты не сможешь устоять перед своими врагами, пока не удалишь это”.
Continue reading Report error