Yashuuca 5:4 ~ 約 書 亞 記 5:4

picture

O o Yashuuca sababtii uu u gudayna waxay ahayd sidan: dadkii dalkii Masar ka soo baxay oo dhammu, intii labka ahayd, xataa raggii dagaalyahannada ahaa oo dhammuba waxay ku dhinteen cidlada intay jidka ku jireen markay Masar ka soo bexeen dabadeed.


約 書 亞 行 割 禮 的 緣 故 , 是 因 為 從 埃 及 出 來 的 眾 民 , 就 是 一 切 能 打 仗 的 男 丁 , 出 了 埃 及 以 後 , 都 死 在 曠 野 的 路 上 。

Continue reading Report error