Yashuuca 5:14 ~ Joshua 5:14

picture

M arkaasuu isna wuxuu ku yidhi, Maya; laakiinse waxaan haatan u imid inaan madax u ahaado ciidanka Ilaah. Markaasaa Yashuuca wejigiisii dhulka saaray, wuuna sujuuday, oo wuxuu isagii ku yidhi, Sayidkaygiiyow, maxaad anoo addoonkaaga ah igu odhan lahayd?


And He said, No, but as Prince of the Lord’s host have I now come. And Joshua fell on his face to the earth and worshiped, and said to Him, What says my Lord to His servant?

Continue reading Report error