Yashuuca 5:11 ~ Josué 5:11

picture

O o maalintii Iidda Kormaridda ka dambaysay waxay cuneen hadhuudhkii dalkii ka baxay, kaas oo ahaa kibis aan khamiir lahayn, iyo hadhuudh la dubay, maalintaas qudheeda.


El día después de la Pascua, ese mismo día, comieron del producto de la tierra, panes sin levadura y cereal tostado.

Continue reading Report error