Yashuuca 5:1 ~ Иисус Навин 5:1

picture

O o boqorradii reer Amor oo dhan oo joogay Webi Urdun xaggiisa shishe oo galbeed, iyo boqorradii reer Kancaan oo dhan oo badda dhinaceeda degganaa, markay maqleen sida Rabbigu biyihii Webi Urdun u engejiyey reer binu Israa'iil hortooda ilaa aannu soo wada gudubnay, ayay wada dhalaaleen, oo xoog dambena kuma jirin, reer binu Israa'iil aawadood.


Когда все аморрейские цари к западу от Иордана и все ханаанские цари у побережья услышали, что Господь осушил перед израильтянами для переправы Иордан, их сердца ослабели и в них не осталось духа сопротивляться израильтянам.

Continue reading Report error