O o reer binu Israa'iil waxay yeeleen sidii Yashuuca ku amray, oo waxay Webi Urdun dhexdiisa ka qaadeen laba iyo toban dhagax, oo ah intii qabiilooyinka reer binu Israa'iil tiradoodu ahayd sidii Rabbigu u sheegay Yashuuca, oo waxay u gudbiyeen meeshii ay ku dhaxeen, oo halkaasay dhigeen.
І зробили Ізраїлеві сини так, як наказав Ісус, і понесли вони дванадцять каменів із середини Йордану, як говорив Господь до Ісуса, за числом племен Ізраїлевих синів. І перенесли їх із собою до нічлігу, та й поклали їх там.
Continue reading Report error