Yashuuca 4:18 ~ 約 書 亞 記 4:18

picture

O o markii wadaaddadii siday sanduuqa axdigii Rabbiga ay ka soo dhex bexeen Webi Urdun, oo ay cagaha u qaadeen dhul engegan, ayay biyihii Webi Urdun meeshoodii ku soo noqdeen, oo ay qararkiisii oo dhan ka daateen sidii markii hore.


抬 耶 和 華 約 櫃 的 祭 司 從 約 但 河 裡 上 來 , 腳 掌 剛 落 旱 地 , 約 但 河 的 水 就 流 到 原 處 , 仍 舊 漲 過 兩 岸 。

Continue reading Report error