M arkaasaa Yashuuca wuxuu reer binu Israa'iil ku yidhi, Kaalaya halkan, oo maqla erayada Rabbiga Ilaahiinna ah.
Josué dit aux enfants d'Israël: Approchez, et écoutez les paroles de l'Éternel, votre Dieu.