O o weliba waa in meel bannaan oo qiyaasteedu dhan tahay laba kun oo dhudhun idiin dhexaysaa idinka iyo sanduuqa. Ha u soo dhowaanina isaga, si aad u ogaataan jidkii aad mari lahaydeen; waayo, idinku hadda ka hor ma aydaan marin jidkan.
Но между вас и него да има около две хиляди лакътя разстояние по мярка; да се не приближите при него, за да знаете пътя, по който трябва да вървите; защото до сега не сте минавали през тоя път.
Continue reading Report error